Gogoldhig
Hagahan wuxuu waalidiinta ardayda reer Helsinki siinayaa macluumaad ku
saabsan waxbarashada afka finnishka ee sida luqada labaad ah ee dugsiga
hoose-dhexe.
Wuxuu jawaabo ka bixinayaa su'aalaha ay ka midka yihiin kuwaan soosocda:
- Maxaa loola jeeda waxbarashada finnishka oo sidi luqad labaad ah?
- Maxay tahay sababta loo cuskanayo in ardayda loo soojeediyo ka qabyqaadashada waxbarashada S2?
- Sidee ayaa waxbarashada S2 loogu qabanqaabiyay dugsiyada?
- Sidee ayeey waalidiintu u taageeri karaan horumarka luqada carruurtooda?
Habraacyo iyo macluumaadyo kuwan lamid ah ayaa waxay sidoo kale
quseeyaan waxbarashada iswiidhishka ee sidi luqad labaad ah ee dugsiyada
reer Helsinki, farqigu waa, in luqada lagu baranayo S2 ay tahay isiwiidhish.
S2-pdf.
Suomi toisena kielenä, somali.